Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xasaanada laga qaaday

Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Baydhabo ayaa xasaanada waxa ay uga qaadeen sadex Xildhibaan oo katirsanaa baarlamaanka maamulkaasi. Xafiiska Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dacwad kasoo gudbisay sadexdan xildhibaan ee katirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxa uuna xeer ilaalinta codsaday in xasaanada laga qaado xildhibaanadan si dacwad … Continue reading Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xasaanada laga qaaday